SCWW .MAHAD ILAAHAY AYAA ISKA LEH ,NAGA DHIGAY MUSLIMKA .Waxa aan halkan salaan aad u qiimo badan uga dirayaa,akhristayaasha sharafta iyo karaamada leh ee websitkan IFTIINKACUSUB.COM ku xidhan, waxanan markasta idin leeyahay soo dhawaada ,waxa aan ku dadaali doonnaa in markasta aad websitkan aad ka heli-doontaan qoraalo iyo barnaamijyo idin raali galiya, idinkuna nala wadaaga waxkasta oo aad isleedihiin bulshada ayay wax u taraysaa, noogu soo hagaajiya fariimaha Gmailka,iftiinkacusub@gmail.com iyo khadaraar101@gmail.com .XASUUSIN MARNABA HA ILABIN NABIGA CSW SALIGIISA.

Tuug isku dayday inay xadaan jidhka Nabiga (scw) maxaa asiibay'se ?

Sida lagu xusay kitaabka (مفيد العباد سواء العاكف فيه والبادي) ee uu qoray Sheekh Axmed Bashiir, isagoo kasoo xiganaya kitaabka (Wafaa’il wafaa’ fii fii akhbaari daari almustafa, li sheekh Samhuudi) wuxuu ku dhahay bogga 627-628:

Nin albaabka ay kusoo garaacday Xaaskiisii Xuural'cayntu !

Wuxuu kusoo arooriyey Ibnu Aljawsi kitaabkiisa Safwat Safwa iyo Ibnu Nuxaas kitaabkiisa Mashaariq al Ashwaaq qiso cajiiba oo ku saabsan nin wanaagsanaa oo Jihaadkana jeclaa lana dhaho Abuqudaama.

Qiso: Indheergarad kii qudhiisa jaray!

Indheer-garadnimada waxa ka mid ah in aanad mar walba muujinin indheer garadnimadaada, wakhtiyada qaarna aad iska yeel-yeesho nasakh!! Intaanad weedhan la yaabin bal qisadan kooban akhri. Waa tan sheekaduye bal ila eeg.

Ma og-tahay sirtan hoos ku qoran?

1. Ma ogtaha, in madax-kutidu (Bear) ay leedahay 42 ilkood.

2. Ma ogtahay, in lafta ugu yar jidhkaaga ay ku jirto dhegta.

Ma ogtahay, in ilmaha yari uu seddex jeer ka riyo badan yahay qofka weyn.

Ma og tahay ,malaayiin iyo malaayiin geed oo ku yaala dunidda in uu Dabagaaluhu si kama’a ah u beero isaga oo aan is ogayn, sababtoo ah Dabagaaluhu wuxuu asaa midho, dabadeena waxa uu iloobaa goobtii uu ku aastay,

Maansadii Ramadaan dhamaataye:Waxaa tiriyey Abwaan Axmed Cali Aadan.

Maansadan aadka u quruxda badan waxaa tiriyey Abwaan Axmed Cali Aadan.Runtii waxa ay maansadani ka turjumaysaa duco iyo Rabbi tuug ku saabsan, in aan Ilahay ac-maasheenii Ramadaanka aanu hoojin inagana aqbalo.

Burco Ragga buur-buuran waxa loogu yeedhaa Guddiga Abaaraha !!

Reer Burco waa dad u badan af-maal oo si fudud u helay eray-bixinta kaftan ee lagu qoslo, taariikhiyan way iska lahaayeen dacaayadaha caan baxay oo laga sheekeeyo ilaa maanta . Waxa kale oo jiray kaftan ficil ku dhisan

Waxa la ii ogolaaday in aan Diyaarad kasta Bilaash ku raaco!

Shirkad diyaaradeed oo Hindiya laga leeyahay ayaa ballanqaaday in uu bilaash ku raaci doono diyaaradaheeda inta uu nool yahay wiil ku dhex dhashay diyaaraddooda.

Laylatul Qadrigii ma caawa ?

Walaalayaal Illaahay wuxuu inagu manaystay galado faro badan oo aynaan soo koobi Karin tirina karayn, waxaa ugu sii wayn nimcadaas iyo galadaas nimcada Islaamnimada, waa tee nimcada ka wayni in Illaahay inaga dhigay

Dawladda Masar oo codsatay in ay ciidamo u dirto xadka Eretareya iyo DJabuti u dhaxeeya.

Dawladda Masar ayaa la sheegay inay qaadatay go’aan ah inay buuxiso kaalintii ay baneeyeen ciidamada dalka Qatar ee xuduuda u dhaxaysa dalalka colka ah ee Djibouti iyo Ereteria.

Mataqanaa Qoyska ugu tirada badan wadanka Ingiriiska.

Inkasta oo dalalka reer galbeedka gaar ahaan waddanka Ingiriiska dadkiisa asalka ah ee gaalada ahi aanay jeclayn in ay ubad badan dhalaan ugu badnaana ay saddex caruur ah dhalaan ayaa waxa isa soo taraya waayadan dambe

Hindhisadii iga timi ayaan Xabsi ku galay!

Wixii aad maqashaaba wixii kale ka darane maanta iyo qormadeena Layaabka Adduunka waxa aan ku eegi doonaa sheeko yar oo aad u layaab badan taasi oo ah Haweenay caan ah oo dunida laga yaqaano oo loo xidhay

Ninkii dilay wasiirkii Hawlaha Guud Marxuum Cabaas Siraaji oo dil lagu xukumay.

Maxkamadda Darajadda Kowaad ee Ciidanka Qalabka Sido ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku riday mid ka mid ah eedeysanayaashii loo heystay dilkii wasiirkii Howlaha Guud iyo dib u dhiska Marxuum Cabaas Siraaji.

Sharaabka oo Habeenkii La Badsadaa Waxay Fududeeyaan Haraadka Iyo Awood Darada Soonka Maalintii.

Haddii aanad safar ahayn, ama aanad xanuun qabin, isla markaana aanad ahayn Hooyo uur leh ama nuujinaysa Ilmaheeda, ama aanay jirin cudur daar kale oo kaa joojinaya inaad soonto waxaa ku waajib ah, qof kasta oo muslim ah,

Ma-la iska talaali karaa Cayilka iyo Buurnaanta ?

Baruurta oo wakhtiyadii u danbeeyay ka mid ahayd waxyaabaha sida wayn looga cabanayo, meelo badan oo dunida ahna ka noqotay mid qofka aadka u naaxa sidii qof bukaan ah oo kale lala maseeyo,

Saddex dardaaran oo ku saabsan habeenka laylatul qadarka.

1. Markay bisha Ramaan soo gasho Ilaahay weydiiso inuu ku waafajiyo habeenkaas.

2.salaadda cishaayi iyo ta subax masjidka jamaacada la tuko, ta casarka markaad

Maxay Tahay Shuruuda laga rabo qofka bixinaayo sakaatul firiga?

Shuruuda laga rabo qofka bixinaayo sakaatul firiga Waa in uyahay muslim qangaar ah caqlina leh waa in uu haysto waxkabadan wixii ay kunoolaan lahayeen dadkauumasuulkakayahay malinta ciida ah iyo habeenkeeda ilmaha yar & qofka wayn

Nabigu csw waxa uu yidhi:

Ilaahay baanu ku mahadaynaa nimcooyinka uu ina siiyay,isgaanu gargaar ka dalbaynaa danbi dhaafna weydiisanaynaa, sharka nafahaygana iyo camaladayada kuwooda xun illaahaybaanu ka magan gelaynaa,

Wali Muraayad ma isku eegtay?

Waxaan halkan ku soo bandhigayaa dhawr arin oo ka mida dabeecadaha dadka.Marka aynu tilmaamayno qof dabeecad wanaagsan waxaynu ku sifaynaynaa inuu yahay:

Mataqanaa waxa ay tahay Xikmad ?

Waxaan maqalnaa erayga xikmad laakiin waxa suurto gala hadii layna weydiiyo qeexitaankeeda in aynu ka bixino jawaabo kala nooca, balse waxaynaan ku kala feker duwaneyn in xikmadu tahay wax wanaagsan

Ma'dhabbaa Rag waa Raggii hore,hadalna waa intuu yidhi?

Waxaynu mararka qaarkood maqallaa iyada oo la leeyahay qofka afkiisa hooyo si fiican u barta ayaa afafka kalena si wanaagsan u baran kara. Afsoomaaligu waa afkeennii. Waa afkii hooyo.

Somaliland iyo kHaatumo oo heshiis dhaxal gal ah wada gaadhay.

Somaliland iyo Khaatumo oo heshiis dhaxal gal ah wada gaadhay, labada dhinac ayaa hada Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay heshiis ka kooban shan qodob oo ay isla afgarteen.

Qisso yaableh: Waxaa i eryanaaya Laylatul qadrigii

Wakhti aan sidaasiba usii fogayn dadka Somalidu badankeedu waxa ay ka amin sanayeen Habeenka Bisha barakaysan ee Ramadaan ku Jira ee Laylatul Qadriga loo yaqano, in uu yahay Habeen uu qofku arkaayo wax nool oo socda ,

Calaamadaha Lagu garto habeenka Laylatul-Qadriga.

Habeenka laylatul qadrigu waxa uu ku jiraa sida loo badan yahay 10-dambe ee ramaadka, sida uu leeyahay Nabi Maxamed (NNKH):" Ka raadiya habeenka laylatul-qadirga 10-dambe ee ramadaan .

Ku dadaalka 10 ka danbe iyo laylatu qadriga.

Illaahay ayaa mahadleh, illaaha og wax muuqda iyo wax qarsoonba, ilaaha koobay dhibcaha biyaha ee ka dhigay wabiyo dur duraya, illaaha keenay mugdiga habeenkii ee ka soo dhex saaray nuurka subaxii,

Yaa saacadda ka dhigay 60-dan daqiiqadood?

Ugu horayn sida aynu lawada socono cabirka maanta ee waqtigu waa mid ku qotoma sal-tobanle(base 10), masaaridii hore ayaa isticmaali jiray qalab lagu cabiro

Faa'iidooyinka Xanjada la calaashado.

Sida ay sheegeen Dhakhaatiirtu ayaa Xanjadu waxa ay leedahay faa’iidooyin caafimaad oo farabadan, gaar ahaan nooca aan sonkorta lahayni, iyada oo lagu tiriyo waxyaabaha tirayada yar ee lagu dhimo miisaanka qofka.

Faa'idada Xab-xabka / Qaraha.

Khubaro u dhashay dalka Ingiriiska, ayaa sheegay in xab-xabku faa’iido u leeyahay maqaarka jidhka, dawana ka yahay xannuunnada faalliga, muruqyada iyo fuuq-baxa.

Miyaad garanaysaan sababta aan ugu biiray kooxda Al-Nusra ?

Sarkaal sare oo hadda ka tirsan kooxda al-Nusra oo yaraantiisii ku bar-baaray magaalladda Sydney, ayaa sheegay in sababii uu ugu biiray kooxda argagixisada ee dalka Suuriya ay tahay,

Hargaysa oo lagu qabtay Bariis Caag ka samaysan.

June, 15, 2017 Wasaaradda Ganacsiga Somaliland ayaa sheegtay inay baadhitaan dheer ku samayn doonto Bariis Caaga ka samaysan oo la sheegay in lagu arkay suuqyadda magaaladda Hargeysa.

Sidee loo tukadaa salat al-Janazah (صلاة الجنازة) Somali.salaada maydka.

Waa xuquuq iyo xaq ay muslimiintu isku leedahay waa fardul kifaaya oo macnaheedu yahay dadka in kamida haday ku tukadaan wuu ka dhacayaa waajibkii.

Mataqanaa cudurka Lafa-beelka ?

Lafa-beel waa cudur keena inay kaa dhintaan unugyada lafuhu ka samaysan yihiin. Markay unugyadaasi dhintaan, lafuhu si fudud bay u jabaan.

Fadliga habeenka Laylatul-Qadriga.

Walaalhayga muslimka ahoow waxaan halkaan idiinku soo gudbin doonaa kalmado ku saabsan habeenkaas barakaysan ee Laylatul qadriga…

Kumuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah ee gala magalada Makka ?

Sannadkii lixaad ee hijriyada wuxuu Rasuulka (scw) go'aan ku qaatay inuu ballaariyo dadaalkii uu ugu jiray fidinta dacwada islaamka, isagoo siddeed dhambaalood oo qoraal ah u kala diray boqorrada carbeed

Mataqanaa Saxaabiyadii ninkeedu Gaaloobaw?

Ma jirin Qof ka mid ah Qureysh oo aaminsanaa ama rumeysanaa inuu khilaafi karay ama diidi karay amarka iyo talada uu soo jeediyo Abuu Sufyaan oo ka mid ahaa madaxda iyo ugaasyada Quraysh.

Mataqanaa saxabigii Ushiisa Janada ku haysan doona?

Magaca Ilaahay ayaan ku bilaabaynaa, waxaanan ku sallinaynaa Sayidkeenii iyo Naxariistii Caalamiinta Nabi Muxmaedm Ilaahay korkiisa ha yeelo Naxariis iyo Nabadglayo isga, ehelkiisii,

Ma taqanaa Saxaabigii Carshiga Raxmaanku u gariiray

Sacad ibnu Mucaad wuxuu ahaa Saxaabadii ugu waaweynayd saxaabada RAsuulka, waxaanu ahaa nin Ansaari ah gaar ahaan jilibkiisu wuxuu ahaa reer ban Cabdiash-hal. Saxaabigan wuxuu ahaa Nin dheer,

Mataqanaa Labadii Islamood ee astaanta u ahaa gaalnimada Aduunka ?

Bismillahi, walaalayaal hada kahor waxaynu ka waran haween fiican oo ku daysho mudan hase ahaatee waxa laga maarmaan noqotay inaynu soo qaadano sidoo kale qisooyinka haweenka astaanta u ah gaalnimada iyo munaafiqnimada.

Wax ka baro Taariikhdii Xaawa, hooyada Basharka.

Bismillah, magaca Ilaahay ayaan ku bilaabaynaa, Allahaas oo naxariista naxariis guud iyo mid gaar ahba, waxaanan ku sallinaynaa oo naxariis iyo nabadgalyo Ilaahay u waydiinaynaa inuu korkiisa yeelo

Ninkii Dameerlaha ahaa ee noqday Madaxweyne!!

Asc, walaalayaal ma maqasheen dameerlihii noqday khalifka, hadaba qisadan si aad ah u dhuux una dhago nuglow. Waxa jira sadex nin oo saaxiibo ahaa kuna noolaa Andalus (Spain & Portugal),

Nin xaaskiisa ku maxkamadeeyay in markii labaad ay dhashay Ilmo foolxun!

Waxa ay noqotay qiso layaab leh oo markii labaad ku soo noq-noqotay dhegaha dadka caalamka ku nool, gaar ahaan wadanka Shiinaha, kadib markii nin lagu magacaabo Jan Fing uu xaaskiisa maxkamad la tiigsaday

Mataqanaa Saxaabigii cabay Caanihii Nabiga acw ?

Saxaabiga Miqdaad ibnu Al-aswad Ilaahay raali haka ahaadee wuxuu ahaa saxaabadii ugu hor islaamtay, wuxuuna ahaa saxaabii kaliya ee ku dagaalamayey faraska dagaalkii Badar.

Haweenaydii loo diiday biyaha iyo cuntadaba ee hadana Malaa’iktu quudisay.

Bismillah, qisadan waxay ka warramaysaa haweenay saxaabiyad ah oo magaceeda la dhaho Umu-shariik, waxa qalbigeeda ku dhacay Islaamnimada ayadoo joogta magaalada Makkah,

Ma taqanaa Haweenaydii kunka nin u dhig-maysay ?

Bismillah: Haweenaydan ka qiimaha badani waa Umu-Camaara, Nusayba bintu Kacab ibnu Camru ibnu Cawf ibnu Manduul. Waa saxaabiyad reer Ansaareed ah, kana ah qabiilka reer Khazraj, ee reer bani Najaar.

Wax ka baro Taariikhda dalka Jabuuti

Dalka Jabuuti waxaa la yiraahdaa Jamhuuriyadda D,Jabuuti waxaana uu ka mid yahay dalalka ku yaala geeska qaaradda Africa.

Wax ka baro Taariikhda dalka Qatar

Dalka Qatar waa dal Carbeed waxaana uu ku yaala galbeedka qaaradda Asia waxaana uu xaduud dhuleed la leeyahay dalal ay ka mid yihiin Sacuudiga iyo Baxreyn waxaana ku hareeraysan gacan biyoodka Persia iyo gacanka Qatar.

Taariikhda Boqortooyada Sucuudiga iyo Intii Boqor Soomartay.

Dalka Boqortooyada Sucuudi Arabiya waxa tan iyo intii la aasaasay xukunkiisa iska soo dhaxlayay, qoyska Reer Cabdi Casiis Aala Sucuud, waxaana markii ugu horaysay xukunka boqortooyada ee dalkaas qabtay

Aadaabta Hadalka & Carabka

Carabku wuxuu ka mid yahay Hibada Eebe na siiyay, cabir ahaan aad buu u yar yahay balse wuxuu sababi karaa baaba’ iyo waxyeelo aad u weyn oo aysan geysan karin unugyada kale ee jirka.aadaabta hadalka

Boqorkii dawladiisa u Kitaabka furay.

Wakhtiyo hore ama beri hore oo la soo dhaafay waxa jiray Boqor ka mid ahaa boqoradii hore ee ka soo taliyey dunidan aynu ku nool nahay guudkeeda ee masaalka iyo tusaalaha loogu soo qaato

Illayn Geer didisna kama darro.

Hoggaaminta iyo Maareyntu waxa ay ku saleysnaayeen dhaqanka hiddahheenii hodanka ahaa ee miyiga iyo reer guuraanimada, gadh-wadeenka reerku waxa uu ahaa hoggaamiyaha qoyska,